Home » Falanqeynta » Line Upka Rasmiga Ah Kulanka Man City vs Swansea City

Line Upka Rasmiga Ah Kulanka Man City vs Swansea City


City vs Swansea

Kabtan Kompany ayaa sidii la rajeynayay kusoo bilowday safka hore ee kooxda kadib markii uu dhaawac soo gaaray dhawaan, sidoo kalana James Milner ayaa kursiga keydka u galay Samir Nasri.

Toure ayaa dhexda la wadaagi doona Fernandinho, dhanka kale wiilka reer Ecuador Montero oo wacdaro dhigay kulankii Arsenal ayaa kusoo bilowday mar kale iyadoo weerarka uu joogo Montero.

Waxaa intaas sii dheer in Dyer uu isna kusoo bilowday.

Man City:

Hart, Zabaleta, Kompany (C), Demichelis, Clichy, Navas, Fernandinho, Toure, Nasri, Jovetic, Aguero

Keydka:

Caballero, Sagna, Mangala, Lampard, Fernando, Milner, Pozo

Swansea:

Fabianski, Rangel, Bartley, Williams (C), Taylor, Ki, Carroll, Sigurdsson, Dyer, Montero, Bony

Keydka:

Tremmel, Tiendalli, Amat, Britton, Shelvey, Gomis, Barrow

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <strike> <strong>