Home » Horyaalada » La Liga Spain » Macalin Pelligrini Muxuu Ka Yiri Hadal Heynta Ku Aadan In Man City Ay Dooneyso Lionel Messi?

Macalin Pelligrini Muxuu Ka Yiri Hadal Heynta Ku Aadan In Man City Ay Dooneyso Lionel Messi?


Leo

Saxaafada dalka England ayaa su’aal uusan fileyn weediisay macalin Manuel Pellegrini kadib markii la weydiiyay in kooxdiisa ay ku raad joogto Lionel Messi.

Macalin Manuel Pellegrini ayaa si taxadir ku dheehan arinkan uga jawaabay wuxuuna yiri “Wixii xan ah marwalbo xan ayay ahaan doonaan”

“Messi heerka uu kubada ka gaaray cayaartooy fara ku tiris ah ayaa ka gaari karaan sidoo kalena wuxuu mudan yahay in lagu amaano waxqabadkiisa joogtada ah”

“Aniga muhiim iima ahaan inaan ka jawaabo warar xan ah oo ku aadan in Messi uu imaan doono Etihad”

“Balse waxaa ii muhiim ah inaan ka hadlo kulanka muhiimka ah ee aan Bayern Munich la cayaari doono”

“Messi iskoor ayuu todobaadkan ka dhigay La Ligaha Spain midaas waan ku faraxsanahay sidoo kalena waan ugu hambalyeena”

“Balse ma wanaagsan warar aan xaqiiqo ahayn ina lagu mashquulo aniga la iigu dhibo waayo Messi waa xidig Barceona ka tirsan xiligan”

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <strike> <strong>