Home » Horyaalada » italian Serie A » Shan Weeraryahan Oo Si Isku Mid Ah U Xirtay Maaliyadaha Milan & Inter Ka Hor Kulanka Caawa

Shan Weeraryahan Oo Si Isku Mid Ah U Xirtay Maaliyadaha Milan & Inter Ka Hor Kulanka Caawa


Mario

Ka hor kulanka Milan Derby waxaan idiin heynaa magacyada 5-weeraryahan oo caalamka laga yaqaan kuwaas oo wada xirteen maaliyadaha Inter Milan iyo AC Milan.

Taariikh ahaan labadan koox ee halka magaalo ka wada dhisan waxaa ka dhaxeeyo xifaaltan soo jireen kaasi oo sababi jiray in inta badan labadan naadi aysan xidigo isdhaafsanin.

Balse weli dagaalkaas wuu taagan yahay laakiin waxaa jiraan weeraryahano xadka ka tilaabeen kuwaas oo ay u suura gashay xiligan casriga ah inay xirtaan maaliyada Madowga iyo Buluuga ka kooban (Inter Milan) iyo Maaliyada casaanka iyo madoga ka kooban (AC Milan):

Ronaldo: Inter (1997–2002), Milan (2007–08)

Christian Vieri: Inter (1999–2005), Milan (2005–06)

Hernán Crespo: Inter (2002–03 & 2006–09), Milan (2004–05)

Zlatan Ibrahimović: Inter (2006–09), Milan (2010–12)

Mario Balotelli: Inter (2007–2010), Milan (2013–14)

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <strike> <strong>