Home » Horyaalada » Bundesliga » 12-Cayaaryahan Oo Aysan Kooxahooda Awoodin Inay Xagaagan Lumiyaan Dhibaatana Kala Kulmi Karaan

12-Cayaaryahan Oo Aysan Kooxahooda Awoodin Inay Xagaagan Lumiyaan Dhibaatana Kala Kulmi Karaan


Sterling-Ronaldo

Madaama suuqa Yurub uu haatan furan yahay qaar ka mid ah kooxaha ugu caansan caalamka ayaa cabsi weyn qabaan madaama xidigahooda ugu muhiimsan dabagal lagu hayo.

Hadaba waxaan idiin heynaa 12-cayaaryahan oo waxqbadkooda aad u sareeyo kuwaas oo kooxahooda awoodi karin ina lumiyaan.

Hadii xidigahan ay kooxahadooda ka tagaan waxaa kooxahan ku adkaan doonto inay badalka xidigahan helaan ama ay la’aantooda xili cayaareedka dambe hormar wanaagsan sameeyeen.

Hadaba hoos kaga bogo xidigaha muhiimka ah ee magacooda suuqa Yurub lagu hadal haayo balse kooxahooda aysan ka maarmin:

1) Raheem Sterling (Liverpool)

2) David de Gea (Manchester United)

3) Diego Costa (Chelsea)

4) Sergio Aguero (Manchester City)

5) Carlos Tevez (Juventus)

6) Cristiano Ronaldo (Real Madrid)

7) Mats Hummels (Borussia Dortmund)

8) Marco Reus (Borussia Dortmund)

9) Kevin De Bruyne (Wolfsburg)

10) Arturo Vidal (Juventus)

11) Koke (Atletico Madrid)

12) Diego Godin (Atletico Madrid)

CCCCC KKK

Halkaan Ka dhiibo Fikirkaaga Facebook-ga Ee Warbixintaan

Fikir Ayaa Laga Dhiibatay Warbixintaan

One Response to 12-Cayaaryahan Oo Aysan Kooxahooda Awoodin Inay Xagaagan Lumiyaan Dhibaatana Kala Kulmi Karaan

  1. moha srk Reply

    17-June-2015 at 11:01 am

    kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk waa mid aan macquul aheyn

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <s> <strike> <strong>