Home » Maxaa Cusub » 9-Cayaaryahan Oo Qiimo Jaban Ay Kooxahooda Xagaagan Ku Iibin Doonaan Iyo Sababta Keentay

9-Cayaaryahan Oo Qiimo Jaban Ay Kooxahooda Xagaagan Ku Iibin Doonaan Iyo Sababta Keentay


Robin van Persie

Suuqa Yurub inta badan haatan xidigaha ugu caansan kooxaha waxay ku doonayaan qiimo aad u sareeyo balse waxaan idiin heynaa xidigo xaalka ku xun yahay.

Dabcan xidigahan waxay la’yihiin kooxo ay ku biiraan sidoo kalena naadiyada ay ka tirsan kalsooni kama heestaan mana sii joogi karaan.

Danta waxay keeni doontaa in xidigahan qiimo jaban lagu iibiyo madaama ay kooxaha ay ka tirsan yihiin boos ka xayirayaan.

Hadaba hoos kaga bogo 9-cayaaryahan oo la filaayo in xagaagan ay kooxahooda qiimo jaban kaga tagaan:

1) Mario Balotelli (Liverpool): waxay Reds kusoo iibsatay £16m

2) Samir Nasri (Manchester City): waxay Man City kusoo iibsatay £25m

3) Robin van Persie (Manchester United): waxay Man United kusoo iibsatay £24m

4) Nani (Manchester United): waxay Man United kusoo iibsatay £20m

5) Dejan Lovren (Liverpool): waxay Liverpool kusoo iibsatay £20m

6) Juan Cuadrado (Chelsea): waxay Blues kusoo iibsatay £23m

7) Radamel Falcao (AS Monaco): waxay Monaco kusoo iibsatay £50m haatana amaah ayay ku bixisay mana ku heli doonto lacagtii xidigan kaga baxday

8) Erik Lamela (Tottenham Hotspur): waxay Spurs kusoo iibsatay £30m

9) Edin Dzeko (Manchester City): waxay City kusoo iibsatay £27m

 

 

CCCCC KKK

Halkaan Ka dhiibo Fikirkaaga Facebook-ga Ee Warbixintaan

Fikir Ayaa Laga Dhiibatay Warbixintaan

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <s> <strike> <strong>