Barcelona waa horyaalka Yurub waxayna kooxdan sanadkan u awood sheegatay dhamaan kooxaha Yurub ugu caansan ayadoo adeegsaneyso MSN.
Hadaba Barcelona waxay 3-1 kaga qaaday naadiga Juventus waxaana koobkan qiimaha badan lagu gudoonsiiyay garoonka Olympia Stadiu ee magaalada Berlin fadlan hoos kaga bogo sawirada iyo dabaal daga ay xidigaha kooxdan sameeyeen: