Home » Falanqeynta » Thomas Vermaelen Oo Safanaya Kulankiisii Ugu Horeeyay Koxoda Barcelona

Thomas Vermaelen Oo Safanaya Kulankiisii Ugu Horeeyay Koxoda Barcelona


xavi-vermaelen-barcelona

Daafacii hore Arsenal Thomas Vermaelen ayaa nasiib u yeelanaya inuu safto kulankiisii ugu horeeyay kooxdiisa cusub ee Barcelona kulan goor dhaw Camp Nou ay kula ciyaarto Deportivo La Coruna kaas oo ah midka ugu dambeeya horyaalka La Liga.

Veramaelen wuxuu kooxda Arsenal kusoo biiray bilowgii xagaagan isagoo kasoo dhaqaaqay Gunners, balse kuma guuleysan inuu hal kulan u safto madama ay dhaawacyo hareeyeen mustaqbalkiisa, nasiib ayuuna maanta u yeeshay inuu kusoo bilowdo kulanka Deportivo.

Vermaelen wuxuu dhigay rikoor hor leh madama uu koobka La Liga ku guuleystay isagoon safan hal kulan oo qura, maantana wuxuu diyaar u yahay inuu ka qeyb qaato dabaal dagga kooxdiisa.

Ugu dambeyntii Vermaelen kulankiisa ugu horeeya kooxdiisa Barcelona ayaa kusoo aaday xili Xavi uu kulankiisii ugu dambeeyay ku ciyaarayo Camp Nou.

CCCCC KKK

Halkaan Ka dhiibo Fikirkaaga Facebook-ga Ee Warbixintaan

Fikir Ayaa Laga Dhiibatay Warbixintaan

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <s> <strike> <strong>