Home » Maxaa Cusub » Drogba, Diaby, Vlaar & Shaxda Xidigaha Sida Xorta Ah Uga Tagi Kara Kooxaha Ka Ciyaaraha Horyaalka Ingiriiska

Drogba, Diaby, Vlaar & Shaxda Xidigaha Sida Xorta Ah Uga Tagi Kara Kooxaha Ka Ciyaaraha Horyaalka Ingiriiska


Drogba

Ciyaartoy badan oo ka ciyaarta horyaalka Ingiriiska ayuu maanta dhacay heshiiska ay kula joogeen kooxahooda kuwaas oo xor u ah iney kooxda ay rabaan ku biiraan.

Balse Sky Sports ayaa soo xushay shaxda ugu fiican ee xidigahaas waxeyna kasoo xuleen 11-xidig oo dhamaantood ah kuwa ka ciyaara heerka koowaad, waxaana hogaaminaya Drogba, Diaby, Vlaar iyo Odemwingie.

Sidoo kale shaxdaan waxaa ku jira xidiga kansarka dhawaan kasoo bogsooday ee Newcastle United Jonas Gutierrez iyadoo goolhaye Jaaskelainen uu sidoo kale kasoo muuqday.

FREE XI

CCCCC KKK

Halkaan Ka dhiibo Fikirkaaga Facebook-ga Ee Warbixintaan

Fikir Ayaa Laga Dhiibatay Warbixintaan

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <s> <strike> <strong>