Super Star Andrea Pirlo si rasmi ah ayuu naadiga New York City ugu biiray wuxuuna macsalaameeyay gabi ahaanba qaarada Yurub.
Andrea Pirlo waayihiisii cayaareed wuxuu inta badan kusoo qaatay sedexda naadig ee Serie A-da ugu caansan Inter Milan, AC Milan iyo Juventus.
Tan iyo markii uu cayaaraha bilaabay wuxuu xidigan cayaaray 694-kulan asigoo dhaliyay 72-gool
Xulka Italy wuxuu u saftay 115-kulan asigoo u dhaliyay 13-gool.
Hadaba xidigan koobabka ugu muhiimsan ee uu ku guuleestay ayaan idiin heynaa inta uu qaarada Yurub ku sugnaa:
Brescia
Serie B: 1996–97
AC Milan
Serie A: 2003–04, 2010–11
Coppa Italia: 2002–03
Supercoppa Italiana: 2004
UEFA Champions League: 2002–03, 2006–07
UEFA Champions League Runner-up: 2004–05
UEFA Super Cup: 2003, 2007
FIFA Club World Cup: 2007
Juventus
Serie A: 2011–12, 2012–13, 2013–14, 2014–15
Coppa Italia: 2014–15
Supercoppa Italiana: 2012, 2013
Dhanka xulka Italy:
UEFA European Under-21 Football Championship: 2000
Olympic Bronze Medal: 2004 kaalinta 3-aad
FIFA World Cup: 2006
UEFA European Football Championship Runner-up: 2012 kaalinta labaad
FIFA Confederations Cup Bronze Medal: 2013 kaalinta sedexaad