Home » Horyaalada » La Liga Spain » Halyeeygii Hore Man United Phil Neville Oo Shaqadiisa Caawiyenimo Ka Bilaabay Kooxda Valencia

Halyeeygii Hore Man United Phil Neville Oo Shaqadiisa Caawiyenimo Ka Bilaabay Kooxda Valencia


Phil-Neville

Halyeeygii hore Manchester United Phil Neville ayaa bilaabay nolosha caawiyenimo ee kooxda Valencia taas oo dhawaan loo magacaabay.

Xidigii hore kooxaha United, Everton iyo Xulka England ayaa badalay Ian Cathro oo ku biiray kooxda Newcastle United.

Kooxda Valencia oo xagaagan rajeyneysa iney ka ciyaarto koobka Horyaalada Yurub ayaa todobaadkii lasoo dhaafay Phil Neville u magacowday caawiyaha tabaraheeda.

Si kastaba 38-jirkaan ayaa la shaqeyn doona macalinka reer Portugal ee Nuno Espirito Santo.

Ma ahan markii ugu horeysay oo uu caawiye noqdo Phil Neville wuxuuna waqti gaaban Man United kala shaqeeyay David Moyes.

CCCCC KKK

Halkaan Ka dhiibo Fikirkaaga Facebook-ga Ee Warbixintaan

Fikir Ayaa Laga Dhiibatay Warbixintaan

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <s> <strike> <strong>