Home » Maxaa Cusub » Kadib Bixitaanka Van Persie Waa Kuwee Xidigaha Xiga Ee Man United Fasixi Doonto

Kadib Bixitaanka Van Persie Waa Kuwee Xidigaha Xiga Ee Man United Fasixi Doonto


Angel Di Maria

Robin Van Persie wuxuu go’aansaday inuu kooxda Man United isaga hayaamo sidoo kalena heshiiska shaqsiga ah naadiga Fenerbahce ayuu la gaaray.

Van persie ayaa is gartay ka hor inta aysan seefta macalin Van Gaal ku dhicin ayuu fadhiga ka kacay wuxuuna helay naadiga Fenerbahce oo boos joogto u balan qaaday.

Hadaba waa kuwee xidigaha xiga ee Man United fasixi doonto inta uu suuqa Yurub furan yahay madaama RVP arinkiisa uu meel u dhacay:

Waxaa warbixin cusub lagu sheegay in United ay fasixi doonto ugu yaraan 6-cayaaryahan oo kala ah:

6) Jonny Evans

5) Javier Hernandez

4) Rafael

3) Nani

2) Angel Di Maria

1) James Wilson

 

CCCCC KKK

Halkaan Ka dhiibo Fikirkaaga Facebook-ga Ee Warbixintaan

Fikir Ayaa Laga Dhiibatay Warbixintaan

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <s> <strike> <strong>