Kooxda Barcelona oo xili cayaareedkii dhawaa taariikh lama iloobaan ah ka dhigtay qaarada Yurub ayaa dhawana bilaabi doonto inay diyaar garow adag u gasho xili cayaareedka cusub 2015/16.
Kooxda uu hogaamiyo macalin Luis Enrique waxay safar cayaareed u aadi doonaan dalka Mareekana sidoo kalena qaybo ka mid ah qaarada Yurub ayay safar kusoo mari doontaa.
Hadaba hoos kaga bogo kulamada saaxiibtinimo oo ay Barcelona xili cayaareedka cusub ugu diyaar garoobi doonto:
July 22: LA Galaxy Vs Barcelona (International Champions Cup – Rose Bowl, California)
July 25: Manchester United Vs Barcelona (International Champions Cup – Levi’s Stadium, California)
July 29: Chelsea Vs Barcelona (International Champions Cup – FedEx Field, Maryland)
August 2: Fiorentina Vs Barcelona (International Champions Cup – Stadio Artemio Franchi, Florence)