Home » Horyaalada » Bundesliga » Kooxda Man United Oo Noqotay Naadiga Qiimaha Ugu Sareeyo Caalamka Ka Joogto Iyo Dhamaan Kooxaha Kusoo Xigaan

Kooxda Man United Oo Noqotay Naadiga Qiimaha Ugu Sareeyo Caalamka Ka Joogto Iyo Dhamaan Kooxaha Kusoo Xigaan


brand

Kooxda Man United ayaa noqotay naadigii ugu horeeyay ee qiimo ahaan suuqa caalamka ka gaarto $1billion!

Tani waxay ka dhigan kooxda garoonka Old Trafford ku cayaarto inaan loo dhawaan karin sidoo kalena qiimaha caalamka ka joogto uu yahay mid aad u sareeyo.

Kooxda Bayern Munich ayaa noqotay naadiga labaad ee caalamka qiimaha ugu sareeyo ka joogto waxaana lagu qiimeeyay kooxda reer Jarmal $933M taasi oo ka dhigan in Bayern qiimo ahaan ay ka hooseyso kooxda Man United $300million ka hooseyso.

Kooxda Barcelona oo dhawaan ku guuleesatay koobka horyaalada Yurub ayaa kaalinta 6-aad fadhio waxaana lagu qiimeeyay $773million weliba qiimaha ay caalamka ka joogto $28M ayaa ku darsoontay markii ay ku guuleestay koobka horyaalada Yurub.

Guud ahaan hoos kaga bogo 50-ka naadi ee caalamka ugu qiimaha badan iyo naadi walbo lacagaha ay suuqa aduunka ka joogto:

Manchester United (Eng): $1206million

Bayern Munich (Ger): $933million

Real Madrid (Spa): $873million

Manchester City (Eng): $800million

Chelsea (Eng): $795million

Barcelona (Spa): $773million

Arsenal (Eng): $703million

Liverpool (Eng): $577million

Paris Saint-Germain (Fra): $541million

Tottenham Hotspur (Eng): $360million

Juventus (Ita): $350million

Borussia Dortmund (Ger): $326million

Schalke 04 (Ger): $302million

AC Milan (Ita): $244million

Everton (Eng): $228million

West Ham United (Eng): $209million

AS Monaco (Fra): $202million

Southampton (Eng): $183million

Galatasaray (Tur): $177 million

Inter Milan (Ita): $160million

Aston Villa (Eng): $155million

Newcastle United (Eng): $155million

Atletico Madrid (Spa): $151million

Napoli (Ita): $147million

Ajax (Ned): $145million

Stoke City (Eng): $140million

Swansea City (Eng): $135million

Bayer Leverkusen (Ger): $135million

Sunderland (Eng): $134million

Crystal Palace (Eng): $133million

Marseille (Fra): $129million

VFB Stuttgart (Ger): $121million

Fenerbahce (Tur): $120million

Celtic (Sco): $120million

AS Roma (Ita): $117million

VFL Wolfsburg (Ger): $116million

West Bromwich Albion (Eng): $115million

Lyon (Fra): $111million

Valencia (Spa): $107million

Benfica (Por): $103million

Hamburg (Ger): $103million

Leicester City (Eng): $102million

Sao Paulo (Bra): $95million

Werder Bremen (Ger): $88million

Borussia Monchengladbach (Ger): $86million

PSV Eindhoven (Ned): $86million

Sevilla (Spa): $81million

Corinthians (Bra): $79million

Lazio (Ita): $78million

Fiorentina (Ita): $76million

CCCCC KKK

Halkaan Ka dhiibo Fikirkaaga Facebook-ga Ee Warbixintaan

Fikir Ayaa Laga Dhiibatay Warbixintaan

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <s> <strike> <strong>