Home » Europe » Europa League » Kulamada Europa League Ee Cawa Dhici Doona & Saacadaha Ay Soo Gali Doonaan

Kulamada Europa League Ee Cawa Dhici Doona & Saacadaha Ay Soo Gali Doonaan


gggggg

waxaa caawa  la cayaari doonaa  Kulamada UEFA Europa Leage Wareegiisa 8-aad Lugta 1-aad Ee Caawo La Cayaari Doono:

waxaa caawa kulan adag uu dhex maridoonaa kooxaha Wolfsburg Vs SSC Napoli sidookale waxaa iska hor imaandoona Dynamo Kyiv Vs Fiorentina

Hadaba dhamaan kulamada caawa dhici doona saacadaha ay soo galayaan oo geeska Afrika iyo meelaha aad ka daawan karto.

 

10:05 habeenimo Club Brugge Vs Dnipro

10:05 habeenimo Dynamo Kyiv Vs Fiorentina Live SS6

10:05 habeenimo Sevilla Vs Zenit St Live SS5

10:05 habeenimo Wolfsburg Vs SSC Napoli Live SS3

CCCCC KKK

Halkaan Ka dhiibo Fikirkaaga Facebook-ga Ee Warbixintaan

Fikir Ayaa Laga Dhiibatay Warbixintaan

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <s> <strike> <strong>