Home » Maxaa Cusub » Maxaa Iska Badali Doono Xidigaha Ugu Mushaarka Badan Premiership-ka England?

Maxaa Iska Badali Doono Xidigaha Ugu Mushaarka Badan Premiership-ka England?


Di-Maria-Ozil-PI_2013082705301445_660_320

Qaar ka mid ah xidigaha qaarada Yurub ugu caansan ayaa afka lagu hayaa inay xagaagan usoo dhaqaaqi doonaan Premiership-ka England.

Hadaba xidigaha la sadaalinaaayo inay EPL imaan doonaan waxaa ka mid ah Sergio Ramos, Edinson Cavani, Paul Pogba, Bastian Schwienestieger iyo kuwo kale.

Waa hubaal hadii xidigaha ay England imaadaan inay mushaar badan qaadan doonaan balse haatan waa kuwee xidigaha lacagaha ugu badan kooxaha EPL ka qaataan:

10) Alexis Sanchez – £130,000

9) Mesut Ozil – £140,000

8) James Milner – £150,000 ayuu Liverpool ugu shaqeyn doonaa

7) Sergio Aguero – £175,000

6) Yaya Toure – £185,000

5) Eden Hazard – £200,000

4) Cesc Fabregas – £200,000

3) Angel Di Maria – £220,000

2) Robin van Persie – £250,000

1) Wayne Rooney – £300,000

CCCCC KKK

Halkaan Ka dhiibo Fikirkaaga Facebook-ga Ee Warbixintaan

Fikir Ayaa Laga Dhiibatay Warbixintaan

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <s> <strike> <strong>