Home » Europe » Champions League » Messi & CR7 Iska Ilow Zidane & Ronaldinho Ayaa Ku Jira Kooxda Riyada Shan Geesoodka Ee Luis Ronaldo

Messi & CR7 Iska Ilow Zidane & Ronaldinho Ayaa Ku Jira Kooxda Riyada Shan Geesoodka Ee Luis Ronaldo


five_a_side

Halyeeygii hore Brazil Luis Nazario De Lima Ronaldo ayaaba ka dhex baxay is qab-qabsiga ka dhex jira Jamaahiirta CR7 iyo Messi kadib markii uusan midkood kusoo darin kooxdiisa riyada ee shan geesoodka ah wuxuuna dhamaan doortay halyeeyo aan haatan ku jirin kubada cagta.

Ronaldo oo usoo ciyaaray kooxaha Barcelona, Real Madrid, Milan iyo Inter Milan ayaa si aad ah u amaanay xidigaha Zico, Ronaldinho, Zidane iyo Djalminha kuwaas oo dhamaantood ka mid ah kooxdiisa riyada shan geesoodka wuxuuna ku tilmaamay iney yahiin kuwii ugu fiicnaa oo uu ebid kasoo garab ciyaaray waayahiisa ciyaaraha koox iyo qaranba.

“Hadii aan dooran alhaa kooxdeyda shan geesoodka, waxaan soo xulan lahaa Ronaldinho, Zico, Djalminha iyo Ronaldinho dhamaantood waa saaxiibadey waana lasoo wada ciyaaray dhamaantood qaranka Salecao iyo kooxdaba.

Si kasaba Halyeey Ronaldo ayaa meel isaga xiray hadal heynta Messi iyo C. Ronaldo wuxuuna ku saleeyay kooxdiisa banaanka kubada cagta waqtigaan la joog.

CCCCC KKK

Halkaan Ka dhiibo Fikirkaaga Facebook-ga Ee Warbixintaan

Fikir Ayaa Laga Dhiibatay Warbixintaan

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <s> <strike> <strong>