Kooxda Man United xili cayaareedkii dhawaa waxay xaqiijisay kusoo laabashada koobka horyaalada Yurub madaama ay kaalinta 4-aad ka gashay Premiership-ka England.
Hadaba macalin Van Gaal xili cayaareedka cusub 2015/16 wuxuu la kulmi doonaa cadaadis xoogan madaama looga fadhiyo inuu EPL kooxdan faca weyn u qaado.
Hadaba United diyaar garowgeeda cayaareed waxay ka bilaabi doontaa safar ay ku aadi doonto dalka Mareenka iyo guud ahaan kulamada ay cayaari doonto hoos kaga bogo:
July 18: Club America Vs Man United (International Champions Cup – CenturyLink Field, Seatlle)
July 21: San Jose Earthquakes Vs Man United (International Champions Cup – Avaya Stadium, San Jose)
July 25: Barcelona Vs Man United (International Champions Cup – Levi’s Stadium, California)
July 30: Paris Saint-Germain Vs Man United (International Champions Cup – Soldier Field, Illinois)