Home » Maxaa Cusub » Pirlo, Lampard, Bale & Vieira Oo Daawaday Kulan Ay Taageero U Muujiyeen New York City, Balse Waa La Garaacay (+Sawiro)

Pirlo, Lampard, Bale & Vieira Oo Daawaday Kulan Ay Taageero U Muujiyeen New York City, Balse Waa La Garaacay (+Sawiro)


Bale

Frank Lampard ayaa naxdin iyo anfariir lagu soo dhaweeyay kulankiisii ugu horeeyay uu daawado kooxdiisa cusub ee New York City kadib markii ay dharbaaxo kulul kala kulantay dhigeeda New York Red Bulls.

Wuxuu tababarka kooxdiisa la bilaabi doonaa todobaadka soo aadan madama uu dhawaan yimid, balse ciyaartii xalay uu daawanayay waxaa sidoo kale ku wehliyay Gareth Bale, Patrick Vieira iyo Andrea Pirlo.

McNamara ayaa hogaanka u dhiibay kooxda New York City daqiiqadii 6-aad ee ciyaarta wuxuuna ahaa gool ka farxiyay Frank Lampard oo fadhiyay meel aan ka fogeen Andrea Pirlo.

Balse qeybtii dambe ayaa la harqiyay kooxda New York City waxaana goolal sadex ah ku dharbaaxay Wright-Phillips, Duvall iyo Miazga.

Dhanka kale Gareth Bale ayaa geero u muujiyay kooxda New York City oo isna ka mid ahaa dadkii usoo daawasho tagay ciyaarta walow macalinka da’yarta Manchester City, Patrick Vieira uu isna ku sugnaa madama labada kooxood ee New York City iyo Man City ay bah wadaag yahiin.

DAAWO SAWIRADA

New York City midfielder Frank Lampard joined the club's director of football Claudio Reyna on the pitch before kick-off

Andrea Pirlo all but confirmed his move to New York City with an appearance before kick-off at the Yankee Stadium

Pirlo looks on ahead of a proposed move to New York City while Manchester City youth coach Patrick Vieira (front left) enjoys the game

Tommy McNamara celebrates his strike after giving his side an early 1-0 lead as the hosts started brightly inside the Yankee Stadium

Spanish striker David Villa (right) looks to get the better of Red Bulls defender Matt Miazga during the early stages

Real Madrid star Gareth Bale arrives at the Yankees Stadium ahead of kick-off to take in some MLS action while on holiday

Bale poses for a photo with Hip Hop star LL Cool J, who was also attending the game at the Yankee Stadium

Lampard and Pirlo look set to form a midfield partnership in New York this season - should the Italian seal a deal from Juventus

Lampard and Pirlo look set to form a midfield partnership in New York this season - should the Italian seal a deal from Juventus

The Red Bulls players celebrate after American defender Chris Duvall handed Jesse Marsch's side a 2-1 advantage

Bale poses with New York City chief executive Ferran Soriano (left) while holding a signed shirt 

CCCCC KKK

Halkaan Ka dhiibo Fikirkaaga Facebook-ga Ee Warbixintaan

Fikir Ayaa Laga Dhiibatay Warbixintaan

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <s> <strike> <strong>