Home » Maxaa Cusub » Qiimeyn Lagu Sameeyay 20-kii Saxiix Ee Ugu Dambeeyay Oo Ay Kooxda Arsenal Sameesay

Qiimeyn Lagu Sameeyay 20-kii Saxiix Ee Ugu Dambeeyay Oo Ay Kooxda Arsenal Sameesay


Petr

Inaba caadi ma ahan hadal heyn weyn ayuu goolhaye Petr Cech garoonka Emirates la yimid sidaa darteed waxaa qasab noqotay in qiimeyn lagu sameeyo 20-kii saxiix ee ugu dambeeyay oo ay kooxda Arsenal sameeyay iyo booska uu Cech ka gali karo.

Macalin Arsene Wenger waa shaqsi aragtiidiisa dheer tahay inta badana saxiixyo wanaagsan sameeyo balse sanadihii ugu dambeeyay saxiixyo iska hooseeyo ayuu sameeyay.

Waloow uu mararka qaarna boorka iska jafay una soo iibiyay kooxda World Class Stars sida Mesut Ozil iyo Alexis Sanchez.

Hadaba guud ahaan hoos kaga bogo 20-kii saxiix ee ugu dambeeyay oo ay Arsenal sameeyay iyo sida loo qiimeeyay oo ay u kala horeeyaan:

20) Park Chu-young

19) Andre Santos

18) Yaya Sanogo

17) Kim Kallstrom

16) Mathieu Flamini

15) Krystian Bielik

14) Danny Welbeck

13) Mathieu Debuchy

12) Calum Chambers

11) Gabriel Paulista

10) Lukas Podolski

9) Mikel Arteta

8) Per Mertesacker

7) Nacho Monreal

6) David Ospina

5) Olivier Giroud

4) Petr Cech

3) Mesut Ozil

2) Santi Cazorla

1) Alexis Sanchez

CCCCC KKK

Halkaan Ka dhiibo Fikirkaaga Facebook-ga Ee Warbixintaan

Fikir Ayaa Laga Dhiibatay Warbixintaan

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <s> <strike> <strong>