Man United waxaa la filaa inay xagaagan saxiixyo dheeri ah sameyso balse haatan waxaa daaha laga qaaday qiimeyn lagu sameeyay 20-kii saxiix ee ugu dambeesay oo ay kooxdan sameesay.
Hadaba hoos kaga bogo 20-kii saxiix ee United sameesay iyo sida cayaaryan walbo loo qiimeeyay:
20) Wilfried Zaha
19) Radamel Falcao
18) Alexander Buttner
17) Luke Shaw
16) Nick Powell
15) Anders Lindegaard
14) Shinji Kagawa
13) Phil Jones
12) Paul Scholes
11) Ashley Young
10) Angel Di Maria
9) Victor Valdes
8) Marcos Rojo
7) Marouane Fellaini
6) Memphis Depay
5) Daley Blind
4) Ander Herrera
3) Juan Mata
2) Robin van Persie
1) David de Gea