Bilawgii tartanka Copa America waxay xidigaha xulka Brazil kalsooni ku qabeen inay tartankan ku guuleesan karaan.
Balse riyadii ay qalbiga ku heesteen run wey u badali waayeen waxayna Brazil ku hartay wareega 8-aad oo ah meel aan looga baranin inay xulkan ku haraan.
Hadaba waxaa qiimeyn lagu sameeyay xidigaha uu macalin Dunga u ahaa kuwii dalka Chile tageen iyo mid walbo bandhiga uu la imaaday.
Hadaba hoos kaga bogo xidigahii ugu waxqabadka wanaagsanaa xulka Brazil tartanka Copa America:
Daniel Alves
Miranda
Philippe Coutinho
Robinho
Xidigahii ugu xumaa ee tartanka Copa America Brazil u mataleen:
David Luiz
Thiago Silva
Roberto Firmino
Neymar