Home » Maxaa Cusub » Qorshaha Chelsea Ee Xagaagan Sedex Cayaaryahan Ayey Fasaxi Doontaa Sidoo Kalena Badalkooda Waa Diyaar

Qorshaha Chelsea Ee Xagaagan Sedex Cayaaryahan Ayey Fasaxi Doontaa Sidoo Kalena Badalkooda Waa Diyaar


Turan and Falcao

Kooxda Chelsea xili cayaareedkii dhawaa 2014/15 waxay ku qaaday horyaalka England si awood ku dheehan balse macalin Mourinho midaas iskuma haleen doono.

Mourinho ayaa isku shaandheyn ku sameyn doono xidigaha kooxdiisa si uu awoo dheeraad ah ugu soo kordhiyo.

Hadaba waxaa daaha laga qaaday qorshaha Blues ee xagaagan suuqa Yurub waxayna fasixi doonaa sedex cayaaryahan halka badalkooda ay sii calaameesatay.

Sidaa darteed hoos kaga bogo Chelsea tilaabooyinka ay qaadi doonto iyo xidigaha kooxdan ka tagi doonaan:

Xidigaha ay Chelsea xagaagan iska fasixi doonto:

Oscar

Loic Remy

Mohamed Salah

Xidigaha ay xagaagan Blues lasoo saxiixan doonto:

Arda Turan

Radamel Falcao

Antoine Griezmann

CCCCC KKK

Halkaan Ka dhiibo Fikirkaaga Facebook-ga Ee Warbixintaan

Fikir Ayaa Laga Dhiibatay Warbixintaan

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <s> <strike> <strong>