Kooxda difaacaneysa koob ayaa ku aaday Zenit iyadoo lugta hore lagu horumari doono guriga kooxda Sevilla Sidookale Wolfsburg ayaa la kulmi doonta Napoli, halka Dynamo Kiev ay la kulmi doonto Fiorentina
Ugudambayntii waxaa Lugta hore ee wareega 8da waxaa la ciyaari doonaa habeenka khamiista ee 16ka bisha April, halka lugta labaad ee wareega 8da la ciyaari doono 23ka bisha April.
HOOS KA AQRISO ISKU AADKA OO DHAMEYSTIRAN:
Sevilla vs Zenit St Petersburg
Dnipro vs Club Brugge
Dynamo Kiev vs Fiorentina
Wolfsburg vs Napoli