Home » Horyaalada » Bundesliga » Sheeko Xiiso Badan Messi Oo Noqday Cayaaryahanka Aduunka Ugu Qiimaha Badan Iyo 25-ka Xidig Ee Kusoo Xigaan!

Sheeko Xiiso Badan Messi Oo Noqday Cayaaryahanka Aduunka Ugu Qiimaha Badan Iyo 25-ka Xidig Ee Kusoo Xigaan!


Valuable-players-main

Waxaa si rasmi ah shaaca looga qaaday xidigaha aduunka ugu qiimaha badan xiligan la joogo waxaan xogtaan lagu saleeyay cayaartooyda xiligan lacagaha ay suuqa aduunka ka joogaan iyo hormarka ay sameeyeen.

Xogtaan ayaa daaha laga qaaday xili xasaasi ah waxaana si rasmi ah loo sheegay in Lionel Messi uu yahay laacibka aduunka ugu qiimaha badan waxaana lagu qiimeeyay xidigan €280million (£206m).

Waxyaabaha xogtaan lagu saleeyay waxaa ka mid ah waxqabadka garoonka lagu soo bandhigo, qandaraaska tayada wanaagsan oo ay cayaartooyda kooxahooda kula jiraan iyo da’da ay cayaartooyda jiraan.

Hadaba arinka la yaabka noqday ayaa ah in Eden Hazard uu noqday xidigaha labaad ee caalamka ugu qiimaha sareeyo waxaana lagu qiimeeyay €148.9m wuxuuna qiimo ahaan €20million ka sareeyaa Cristiano Ronaldo oo kaalinta 3-aad sanadkan u dhaadhacay.

Hadaba guud ahaan hoos kaga bogo 25-ka cayaaryahan ee xiligan caalamka ugu qiimaha sareeyaan:

  1. Lionel Messi (Barcelona) €280.8m
  2. Eden Hazard (Chelsea) €148.9m
  3. Cristiano Ronaldo (Real Madrid) €124.7m
  4. Neymar (Barcelona) €98.5m
  5. Sergio Aguero (Manchester City) €86m
  6. Raheem Sterling (Liverpool) €81m
  7. Paul Pogba (Juventus) €77.3m
  8. Diego Costa (Chelsea) €76.9m
  9. Alexis Sanchez (Arsenal) €74.6m
  10. James Rodriguez (Real Madrid) €68.8m
  11. Luis Suarez (Barcelona) €66m
  12. Antoine Griezmann (Atletico Madrid) €64.9m
  13. Cesc Fabregas (Chelsea) €64.5m
  14. Isco (Real Madrid) €62.9m
  15. Harry Kane (Tottenham) €58.9m
  16. Gareth Bale (Real Madrid) €56.4m
  17. Philippe Coutinho (Liverpool) €55.5m
  18. Thibaut Courtois (Chelsea) €55.3m
  19. Oscar (Chelsea) €52.3m
  20. Karim Benzema (Real Madrid) €49.1m
  21. Mario Gotze (Bayern Munich) €47.1m
  22. Koke (Atletico Madrid) €45.3m
  23. Christian Eriksen (Tottenham) €44.2m
  24. Romelu Lukaku (Everton) €43.7m
  25. Toni Kroos (Real Madrid) €43.6m
CCCCC KKK

Halkaan Ka dhiibo Fikirkaaga Facebook-ga Ee Warbixintaan

Fikir Ayaa Laga Dhiibatay Warbixintaan

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <s> <strike> <strong>