Home » Maxaa Cusub » Sheeko Xiiso Badan: Wax ka Ogaaw 10-ka Saxiix Ee Ugu Muhiimsan Kuwaas Oo Ilaa Haatan Hirgalay

Sheeko Xiiso Badan: Wax ka Ogaaw 10-ka Saxiix Ee Ugu Muhiimsan Kuwaas Oo Ilaa Haatan Hirgalay


Depay1

Madaama kooxaha reer Yurub si rasmi ah loogu ogolaaday bishan July inay diwaan gashtaan xidigaha ay lasoo saxiixdeen todobaadyadii ugu dambeesay.

Waxaan maanta idiin heynaa 10-ka saxiix ee ilaa haatan ugu muhiimsan kuwaas oo ka hirgaleen guud ahaan daafaha qaarada Yurub.

Dabcan kooxaha qaar waxay sameeyeen saxiixyo badan balse waxaan kasoo xulnay kaliya saxiixyada ugu muhiimsan ee hadal heynta weyn abuureen.

Hadaba hoos kaga bogo 10ka saxiix ee ilaa haatna hirgaleen ugana caansan:

James Milner: Manchester City to Liverpool

Memphis Depay: PSV to Man United

Aleix Vidal: Sevilla to Barcelona

Carlos Tevez: Juventus to Boca Juniors

Geoffrey Kondogbia: Monaco to Inter Milan

Andre Ayew: Olympique de Marseille to Swansea

Dimitri Payet: Olympique de Marseille to West Ham United

Paulo Dybala: Palermo to Juventus

Sami Khedira: Real Madrid to Juventus

Roberto Firmino: Hoffenheim to Liverpool

CCCCC KKK

Halkaan Ka dhiibo Fikirkaaga Facebook-ga Ee Warbixintaan

Fikir Ayaa Laga Dhiibatay Warbixintaan

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <s> <strike> <strong>