Home » Maxaa Cusub » Waa Kuwee 11-Xidig Ee Reer Jarmal Kuwaas Oo Wacdaro Ka Dhigay Horyaalka Ingiriiska

Waa Kuwee 11-Xidig Ee Reer Jarmal Kuwaas Oo Wacdaro Ka Dhigay Horyaalka Ingiriiska


Germany

Waxaa daaha laga qaaday 11-kii xidig ee ugu wanaagsanaa ee reer Jarmal kuwaas oo horyaalka England kasoo muuqdeen kuwooda ugu wanaagsan.

Inta badan xidigaha reer Jarmal uma soo shaqo tagaan Premiership-ka England balse sanadihii ugu dambeeyay waxay bilaabeen laacibiinta reer Jarmal inay EPL kusoo bataan.

Hadaba koox dhameestiran ayaa laga sameeyay xidigaha reer Jarmal kuwaa soo EPL wacdaro ka dhigeen sidoo kalena bandhig wanaagsan horyaalka aduunka ugu wanaagsan ka sameeyeen:

Goolhaye: Jens Lehmann (Arsenal)

Daafaca: Per Mertesacker (Arsenl) Jerome Boateng (Man City) Emre Can (Liverpool), Christian Ziege (Middlesbrough/Liverpool/Tottenham)

Khadka dhexe: Dietmar Hamann (Liverpool), Michael Ballack (Chelsea), Mesut Ozil (Arsenal), Andre Schurrle (Chelsea)

Weerarka: Lukas Podolski (Arsenal), Jurgen Klinsmann (Tottenham)

CCCCC KKK

Halkaan Ka dhiibo Fikirkaaga Facebook-ga Ee Warbixintaan

Fikir Ayaa Laga Dhiibatay Warbixintaan

One Response to Waa Kuwee 11-Xidig Ee Reer Jarmal Kuwaas Oo Wacdaro Ka Dhigay Horyaalka Ingiriiska

  1. xamsaawi Reply

    27-June-2015 at 1:01 pm

    waa runtaa germany

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <s> <strike> <strong>