Home » Europe » Champions League » Waa Kuwee Xidigaha Koonfur Ameerika Kasoo Jeeda Kuwooda Ugu Guulaha Badan Koobka Horyaalada Yurub

Waa Kuwee Xidigaha Koonfur Ameerika Kasoo Jeeda Kuwooda Ugu Guulaha Badan Koobka Horyaalada Yurub


MSN

Madaama dhawaan Lionel Messi iyo Neymar Barcelona kula guuleesteen koobka horyaalada Yurub hadaba waxaan idiin heynaa xidigaha Koonfur Ameerika kasoo jeedaan kuwooda bandhiga ugu wanaagsna tartankan ka sameeyen.

Xidigaha Koonfur Ameerika kasoo jeeda kuwooda ugu safashada badan Champion-ka:

128: Roberto Carlos (Real Madrid CF, Fenerbahçe SK, BRA)

105: Javier Zanetti (FC Internazionale Milano, ARG)

99: Lionel Messi (FC Barcelona, ARG)

88: Kaká (Real Madrid CF, AC Milan, BRA)

85: Lúcio (Bayer 04 Leverkusen, FC Bayern München, FC Internazionale Milano, Juventus, BRA)

84: Maxwell (AFC Ajax, FC Internazionale Milano, FC Barcelona, Paris Saint-Germain, BRA)

83: Daniel Alves (Sevilla FC, FC Barcelona, BRA)

80: Esteban Cambiasso (Real Madrid CF, FC Internazionale Milano, ARG)

80: Javier Mascherano (Liverpool FC, FC Barcelona, ARG)

78: Rivaldo (FC Barcelona, AC Milan, Olympiacos FC, BRA)

Xidigaha Koonfur Ameerika Kasoo Jeedaan Kuwooda ugu goolasha badan Champion-ka:

77: Lionel Messi (FC Barcelona, ARG)

49: Alfredo Di Stéfano (Real Madrid CF, ARG)

31: Rivaldo (FC Barcelona, AC Milan, Olympiacos FC, AEK Athens FC, BRA)

30: Kaká (Real Madrid CF, AC Milan, BRA)

28: Hernán Crespo (Parma FC, FC Internazionale Milano, Chelsea FC, AC Milan, ARG)

28: Jardel (FC Porto, Galatasaray AŞ, BRA)

27: Giovane Elber (FC Bayern München, Olympique Lyonnais, BRA)

24: José Altafini (AC Milan, Juventus, BRA)

24: Claudio Pizarro (SV Werder Bremen, FC Bayern München, Chelsea FC, PER)

23: Sergio Agüero (Club Atlético de Madrid, Manchester City FC, ARG)

23: Lisandro (FC Porto, Olympique Lyonnais, ARG)

CCCCC KKK

Halkaan Ka dhiibo Fikirkaaga Facebook-ga Ee Warbixintaan

Fikir Ayaa Laga Dhiibatay Warbixintaan

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <s> <strike> <strong>