Home » Europe » Europa League » Warbixin: Iskooro U Gaar Ah Tartanka UEFA Europa League Wax Badan Ka Ogaaw

Warbixin: Iskooro U Gaar Ah Tartanka UEFA Europa League Wax Badan Ka Ogaaw


Europa

Tartanka UEFA Cup ama UEFA Europa League waa koobka labaad ee ugu xiisaha badan qaarada Yurub waxaana tartankan sanad walbo ku tartamaan kooxo awooda badan.

Hadaba tartankan qiimaha badan iskooro u gaar ah ayaan idiin heynaa fadlan hoos kaga bogo:

Kooxaha Ugu Badan Ee Tartankan Ku Guuleesteen:

3: FC Internazionale Milano (1990/91, 1993/94, 1997/98)

3: Juventus (1976/77, 1989/90, 1992/93)

3: Liverpool FC (1972/73, 1975/76, 2000/01)

3: Sevilla FC (2005/06, 2006/07, 2013/14)

Macalimiinta Ugu Badan Ee Tartankan Ku Guuleesteen:

3: Giovanni Trapattoni (Juventus 1976/77 & 1992/93, FC Internazionale Milano 1990/91)

2: Rafael Benítez (Valencia CF 2003/04, Chelsea FC 2012/13)

2: Luis Molowny (Real Madrid CF 1984/85, 1985/86)

2: Juande Ramos (Sevilla FC 2005/06, 2006/07)

Cayaartooyda Ugu Safashada Bada Tartankan:

96: Giuseppe Bergomi (FC Internazionale Milano)

90: Frank Rost (SV Werder Bremen, FC Schalke 04, Hamburger SV)

75: Dimitris Salpingidis (PAOK FC, Panathinaikos FC)

70: Mladen Petrić (Grasshopper Club Zürich, FC Basel 1893, Hamburger SV, Panathinaikos FC)

69: Walter Zenga (FC Internazionale Milano)

Cayaartooyda Goolasha Ugu Badan Tartankan Ka Dhaliyeen:

40: Henrik Larsson (Feyenoord, Celtic FC, Helsingborgs IF)

31: Radamel Falcao (FC Porto, Club Atlético de Madrid)

30: Klaas-Jan Huntelaar (sc Heerenveen, AFC Ajax, FC Schalke 04)

29: Dieter Müller (1. FC Köln, FC Girondins de Bordeaux)

27: Shota Arveladze (FC Dinamo Tbilisi, Trabzonspor AŞ, AFC Ajax, Rangers FC, AZ Alkmaar)

CCCCC KKK

Halkaan Ka dhiibo Fikirkaaga Facebook-ga Ee Warbixintaan

Fikir Ayaa Laga Dhiibatay Warbixintaan

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <s> <strike> <strong>