Home » Maxaa Cusub » Wax Ka Baro Taariikh Ahaan 15-ka Saxiix Ee Ugu Qaalisnaa Oo Ay Kooxda Liverpool Sameesay

Wax Ka Baro Taariikh Ahaan 15-ka Saxiix Ee Ugu Qaalisnaa Oo Ay Kooxda Liverpool Sameesay


reds

Kooxda Liverpool ayaa si geesinimo ku dheehan ula soo saxiixatay kubad sameeyaha reer Brazil Roberto Firmino waxayna Reds xidigan dhalinta yar £29m kaga soo iibsatay naadiga Hoffeinham.

Hadaba The Mirror ayaa daaha ka qaaday xidigaha ay Reds sanado badan lacago qaali ah kusoo iibsatay waxaana liiskan lagu soo koobay 15-cayaaryayan.

Hadaba hoos kaga bogo taariikh ahaan 15-ka xidig ee garoonka Anfield lacagaha qaaliga ah ku imaadeen:

Joe Allen – £15m

Mamadou Sakho – £15m

Mario Balotelli – £16m

Jordan Henderson – £16m

Alberto Aquilani – £17m

Glen Johnson – £17.5m

Stewart Downing – £18.5m

Javier Mascherano – £18.6m

Robbie Keane – £19m

Lazar Markovic – £19.8m

Dejan Lovren – £20m

Fernando Torres – £20.2m

Luis Suarez – £22.8m

Adam Lallana – £25m

Andy Carroll – £35m

CCCCC KKK

Halkaan Ka dhiibo Fikirkaaga Facebook-ga Ee Warbixintaan

Fikir Ayaa Laga Dhiibatay Warbixintaan

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <s> <strike> <strong>