Steven Gerrard si sharac ku dheehan ayay taageerayaasha Liverpool u sagootiyeen bilawgii todobaadkan sidoo kalena FA-ga xidigan waxay siiyeen abaal marin qiimo badan madaama loo aqoonsaday inuu yahay halyee kubada cagta England hormiyay.
Hadana Steven Gerrard marnaba kuma guuleesanin Premiership-ka England asigoo cayaaray 17-xili cayaareed oo kala duwan.
Laakiin Gerrard kaliya ma ahan shaqsiga ay u suura gali weesay inuu EPL hanto sidoo kale waxaa jiraan laaciibiin badan oo horyaalka England wacadaro ka dhigeen balse aanan sare u qaadin horyaalkan waxaana ka mid ah:
Fernando Torres
Paul Gascoigne
Luis Suarez
Javier Mascherano
Jamie Carragher
Gianfranco Zola
Marcel Desailly
Xabi Alonso
Ruud Gullit