Home » Maxaa Cusub » Wax Ka Ogow 15-kii Weeraryahan Ee Sanadkoodii Ugu Horeeyay EPL-ka Wacdaro Dhigay Balse Dib Loo Waayay

Wax Ka Ogow 15-kii Weeraryahan Ee Sanadkoodii Ugu Horeeyay EPL-ka Wacdaro Dhigay Balse Dib Loo Waayay


Harry Kane.

Harry Kane xili cayaareedkan Premiership-ka England awood balaaran ayuu ku qabsaday waxaana la yaabay dhalinta uu la yimid iyo waxqabadkiisa dheeraadka ah.

Weeraryahankan xulka England ka tirsan bandhigiisa si wacan ayaa loo amaanay balse haatan digniin ku aadan mustaqbalkiisa cayaareed waxaa daaha ka qaaday The Mirror.

Taasi oo ah in 15-weeraryahan oo EPL xili cayaareedkoodii kowaad wacdaro ka dhigeen ayaa markii dambe dib loo waayay umana suura galin inay bandhig kale ka sameeyaan EPL waxayna xidigahaas kala yihiin:

Amr Zaki

Michael Ricketts

Roque Santa Cruz

Benni McCarthy

Marcus Stewart

Michu

Andy Johnson

Robinho

DJ Campbell

Michael Bridges

Darren Huckerby

Benjani Mwaruwari

Mikael Forssell

Fabrizio Ravanelli

Andy Carroll

CCCCC KKK

Halkaan Ka dhiibo Fikirkaaga Facebook-ga Ee Warbixintaan

Fikir Ayaa Laga Dhiibatay Warbixintaan

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <s> <strike> <strong>