Home » Maxaa Cusub » Website Suuq Furan Ah Oo Dhawaan Hawada Lasoo Galin Doono Adigoo Ka Helaya Wax Walba

Website Suuq Furan Ah Oo Dhawaan Hawada Lasoo Galin Doono Adigoo Ka Helaya Wax Walba


iigad

Waxaa dhawaan hawada lasoo galin doonaa website aad ka iibsan karto wax walba oo aad u baahan tahay adigoo gurigaaga Jooga.

Website-kaan magaciisa waxaa la yiraahdaa (iigad.com) waana website la jaan qaadaya technology-adii ugu dambeysay ee caalamka, waana suuq furan oo qof walba uu ka heli karo wax walba oo uu u baahan yahay.

Adigoo Jooga, Hoygaaga, Goobtaada Shaqada iyo meel walba ayaa laguu keeni doonaa alaabta.

Fiiro Gaar Ah: Website-kaan waxaa wax ka iibsan kara qofka jooga Muqdisho, balse waxaa la rajeynayaa in Soomaliya oo dhan la gaarsiiyo.

CCCCC KKK

Halkaan Ka dhiibo Fikirkaaga Facebook-ga Ee Warbixintaan

Fikir Ayaa Laga Dhiibatay Warbixintaan

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <s> <strike> <strong>